Somaliska

Läs e-böcker på somaliska

E-böcker

Amiiradda Victoria waa ka caan dalka Iswiidhan iyo dibaddaba. Hal maalin ayay xilka boqortooyada ka dhaxli doontaa aabbaheeda boqorka ah. Victoria waa gabadh waxbaratay, sidaasi darteed waxa ay noqon doontaa amiirad fiican. Buuggan waxa aad ka heli doontaa macluumaad badan oo iyada ku saabsan.

Xog ku saabsan amiiradda Victoria

Søndergaard, Marianne Randel

Rolf waxa uu soo qaatay baakad ay hooyadii u soo dirtay. Markii uu guriga u sii socday ayuu roob soo tiixay. Waxa uu orday si aanay baakadda quruxda badani uga qoyin. Laakiin talow maxaa ku jira baakaddan dheer ee dhuuban? Waxa buuggan loogu talagalay da’da ka weyn 6 jir.

Rolf waxa uu helay baakad

Fleischer, Rune

Buuggaan waxa uu ku saabsan yahay wiil yar oo orod badan. Waxa uu aad ugu fiican yahay kubbadda cagta. Buuggaan afka fudud ku qoran waxa uu ku saabsan yahay ciyaartoyga kubbadda cagta ee Lionel Messi oo loogu talogalay carruurta si uu kor u qaado akhriskooda.

Ronaldo

Bejder, Peter

Aamina waa qaxooti ka soo qaxday Soomaaliya oo timid Iswiidhan. Hooyadeed wali waxa ay ku sugan tahay dalkeeda uu dagaal baabiiyay, waxaana la jooga Aamina walaalaheed oo yar iyo inaadeerkeed oo xanuunsanaya. Aamina lacagteedii oo dhan oo ee ay meel ku kaydsatay, waxa ay u dirtaa hooyadeed. Aamina markii ee baratay ciyaaraha orodka atleetikada waxa ay noqotay qof xirfad sare leh oo ay dadka kale oo dhan ka badiso.

Aaminaay carar!

Drewsen, Annelie
Visa fler