Libaaxa waxa loo yaqaanaa boqorka xayawaanka. Libaaxu waxa uu cunaa xayawaanka kale, waxa uu u nool yahay koox koox. Buuggaan afka fudud ku qoran ee xaqiiqada ku salaysan waxa aad ka baran doontaa wax badan oo libaaxa ku saabsan.
Libaaxyo
Søndergaard, Per Straarup
Somaliska