Mali grad u kojem su mnoge stvari vidljive, outsajderski likovi, nogomet, ćevapčići, predizborna kampanja, promašeni životi.
Waa uu yar yahay oo degdeg badan yahay. Waxa uu aad ugu fiican yahay kubbadda. Buug af fudud ku qoran oo ku saabsan ciyaartoyga kubbadda cagta ee Lionel Messi oo loogu talogalay carruurta si uu kor u qaado akhriskooda.
Buuggaan waxa uu ku saabsan yahay wiil yar oo orod badan. Waxa uu aad ugu fiican yahay kubbadda cagta.